Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
044

Ad-Dukhan 44:1 حم ١

44:1
حمٓ
١
Waannu sheegnay iyadoo kale.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Which was revealed in Makkah

In Musnad Al-Bazzar, it is recorded from Abu At-Tufayl `Amir bin Wathilah from Zayd bin Harithah that the Messenger of Allah ﷺ said to Ibn Sayyad:

«إِنِّي قَدْ خَبَأْتُ خَبْأً فَمَا هُوَ؟»

(I am concealing something, what is it) And the Messenger of Allah ﷺ was concealing S

…

Which was revealed in Makkah

In Musnad Al-Bazzar, it is recorded from Abu At-Tufayl `Amir bin Wathilah from Zayd bin Harithah that the Messenger of All

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 44, Page 496, Juz 25

1. Waannu sheegnay iyadoo kale. 2. Waxaan ku dhaartay Kitaabka Cade (Quraanka). 3. Anagaa dejinay Quraanka Habeen barakeysan (Layletulqadar) anagaana wax u digi. 4. Habeenkaasaana la kala bixiyaa amar kastoo xigmo leh. 5. Waana amar agtanada ka ahaaday, anagaana wax dirra (Rasuulo). 6. Naxariis ka ahaater xagga Eebahaa, Eebaana wax maqle ah wax og. 7. Waana Eebaha samooyiinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya haddaad yaqiinsanaysaan. 8. Ilaahay mooyee Eebe kalane ma jiro, isagaa wax nooleeya waxna dila, waana Eebihiina iyo Eebaha Aabbayaalkiinii horreeyey. 9. Waxayse ku suganyihiin shaki wayna ciyaari. 10. Ee sug Maalinta uu ku imaan Cirku qiiq muuqda (isagoo ku dheehan). 11. Oo dabooli Dadka kaasina waa cadaab daran. 12. Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu'miniine. 13. Goormay waantoobi isagoos u yimid Rasuul cad «muuqda». 14. Markaasay ka, jeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan. 15. Anagu waxaan idiinka faydaynaa cadaabka wax yar idinkuna waxaad ku noqonaysaan xumaanta. 16. Maalintaan qabanayno qabashada wayn (Qiyaamada) (ama Badar) waanu aarsan.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute