Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
051

Adh-Dhariyat 51:13 يوم هم على النار يفتنون ١٣

51:13
يَوۡمَ
هُمۡ
عَلَى
ٱلنَّارِ
يُفۡتَنُونَ
١٣
Waa Maalinta Naarta lagu gubi.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Which was revealed in Makkah

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَـنِ الرَّحِيمِ

In the Name of Allah, the Most Gracious, the Most Merciful.

Affirming the News of the Resurrection The Commander of the faithful,

`Ali bin Abi Talib may Allah be pleased with him, ascended the Minbar in Kufah and declared, "Any Ayah in

…

Which was revealed in Makkah

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَـنِ الرَّحِيمِ

In the Name of Allah, the Most Gracious, the Most Merciful.

Affirming the News of the

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 51, Page 521, Juz 26

1. Waxaan ku dhaartay (dabeylaha) boorka kiciya . 2. Iyo (duruuraha) xambaarsan culayska (roobka). 3. Iyo doonyaha sida fudud ugu socda (badaha). 4. Iyo kuwaa (malaa’igta) ku qaybiya (risiqa, roobka, iwm) Amarkeenna. 5. (Dadow) waxa la idiinku gooddin (Qiyaamada, Xisaabta) xaqiiq waa run. 6. Abaalmarintuna (jaazeynta Aakhiro) waa la hubaa inay dhaceyso. 7. Waxaan kaloo (waa Alle'e) ku dhaartay samada quruxda iyo waddooyinka leh, 8. Waxaad idinku (dadow) kaga sugan tihiin (Nabiga iyo Qur’aanka) hadal kala duwan . 9. Waxaa laga duwaa (Qur’aanka iyo Nabiga) kan isaga iska duwa. 10. Nacladi ha ku dhacdo beenalayaasha mala awaalka badan. 11. Kuwa ku sugan guluf (colaadeed) ee iyagu maahsan (ka maahsan Aakhirada). 12. Waxay weydiin: Waa goorma Maalinta Abaal marintu (Jaazeyntu)? 13. Waa Maalinta Naarta lagu gubi. 14. Dhadhamiya cadaabkiinna. Kanu waa waxaad degdegsanayseen. 15. Hubaal kuwa ka dhowrsada xumaha waxay ku sugnaan beero iyo ilo (Janno). 16. Iyagoo qaadan waxa uu Rabbigood siiyey. Waxay ahaayeen horay sama falayaal. 17. Waxay seexan jireen habeenkii wax yar ma ahee . 18. Waqtiyada suxuurtana way denbi dhaaf weydiisanayeen, 19. Maalkooda waxaa ahaa qayb uu ku leeyahay weydiistaha iyo kaan wax heysan. 20. Dhulka waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa yaqiinsan. 21. Iyo nafahiinnaba, ee miyeydaan arkeyn. 22. Samada yuuna jiraa risiqiinna iyo waxa la idiin yaboohay. 23. Rabbiga samada iyo arlada yaan ku dhaarane, soo bixinta (Qiyaame iyo in risiqiinnu jiro samada) Xaq weeye, sidaad u hadashaanba.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute