Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
051

Adh-Dhariyat 51:21 وفي انفسكم افلا تبصرون ٢١

51:21
وَفِيٓ
أَنفُسِكُمۡۚ
أَفَلَا
تُبۡصِرُونَ
٢١
Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho).
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Qualities of Those Who have Taqwa and Their Reward

Allah the Exalted informs about those who have Taqwa, that on the Day of their Return they will be amidst gardens and springs. To the contrary the miserable ones will be amidst torment, punishment, fire and chains. Allah said,

ءَاخِذِينَ مَآ ءَاتَـهُم

…

Qualities of Those Who have Taqwa and Their Reward

Allah the Exalted informs about those who have Taqwa, that on the Day of their Return they will be a

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 51, Page 521, Juz 26

1. Eebe wuxuu ku dhaartay dabaysha (Carrada kicisa). 2. Iyo daruurta xambaarta culayska (Roobka). 3. iyo doonnida sida fudud u socota. 4. Iyo Malaa'igta amarka qaybisa. 5. Ee dadow waxa laydiinku goodin waa run. 6. Abaalmarintuna waa sugantahay. 7. Samada yuu Eebe ku dhaartay ee quruxda iyo waddooyinka leh. 8. Ee dadow waxaad ku sugantihiin hadal is khilaafsan. 9. Iimaankana waxaa laga iilaa ruux dhumay. 10. Waxaana la nacladay Beenalayaasha. 11. Ee ah kuwa xumaantooda (baadinimadooda) ku dhexhilmaansan. 12. waxay waydiin goorta abaalmarinta (qiyaamada). 13. Waana maalinta naarta lagu gubi. 14. Laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen. 15. Kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan Jannooyin iyo Ilo. 16. Iyagoo qaadan waxa Eebe siiyay, maxaayeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala. 17. Waxayna ahaayeen kuwo wax yar Habeenkii seexda. 18. Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. 19. Xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo kadhibaataysan. 20. Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin. 21. Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho). 22. Samada yuuna jiraa risqigiinnu iyo waxa laydiin yaboohi. 23. Ebaha Cirka iyo dhulka yaan ku dhaarannaye waxa quraanku sheegi waa suganyahay sida hadalkiinna oo kale.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute