Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
006

Al-An'am 6:83 وتلك حجتنا اتيناها ابراهيم على قومه نرفع درجات من نشاء ان ربك حكيم عليم ٨٣

6:83
وَتِلۡكَ
حُجَّتُنَآ
ءَاتَيۡنَٰهَآ
إِبۡرَٰهِيمَ
عَلَىٰ
قَوۡمِهِۦۚ
نَرۡفَعُ
دَرَجَٰتٖ
مَّن
نَّشَآءُۗ
إِنَّ
رَبَّكَ
حَكِيمٌ
عَلِيمٞ
٨٣
Taasina waa Xujadanadii aa u siinnay Ibraahim Qoomkiisa waxaan koryeelaa Darajaadka Ciddaan Doonno Eebahaana waa Falsame Oge ah.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

أَتُحَاجُّونِّى فِى اللَّهِ وَقَدْ هَدَانِى

(Do you dispute with me about Allah while He has guided me). The Ayah means, do you argue with me about Allah, other than Whom there is no god worthy of worship, while He has guided me to the Truth and made me aware of it Therefore, how can I ever consider

…
أَتُحَاجُّونِّى فِى اللَّهِ وَقَدْ هَدَانِى

(Do you dispute with me about Allah while He has guided me). The Ayah means, do you argue with me about All

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 6, Page 138, Juz 7

83. Taasina waa Xujadanadii aa u siinnay Ibraahim Qoomkiisa waxaan koryeelaa Darajaadka Ciddaan Doonno Eebahaana waa Falsame Oge ah. 84. Waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub Dhammaana waan Hanuuninay, Nabi Nuuxna waan Hanuuninay waqti Hore, waxaana ka mid ah Faraciisii Nabi Daawuud, Sulaymaan, Ayuub, Yuusuf, Muuse iyo Haaruun, Saasaana ku Abaal marinaa Samofalayaasha. 85. Iyo Zakariye, Yaxye, Ciise ILYaas, Dhammaana waxay ahaayeen kuwo Suubban, 86. Iyo Ismaaciil Alyasac, Yuunus, iyo Luudh, Dhammaana waxaad ka Fadilnay Caalamka. 87. Iyo Aabayaalkaod iyo Faracoodii iyo Walaalahood waana Dooranny waana ku Hanuuninay Jidka Toosan. 88. Kaasi waa Hanuunki Eebe wuxuu ku Hanuuniyaa Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaan Eebana waxaa ka Burin waxay Fali Jireen. 89. Kuwaasi waa kuwaan siinay Kitaabka, Xukunka Nabinimada, Hadday ka Gaaloabaanna Kuwaasu waxaan u wakiilanay Qolo aan ka gaaloobayn, (Muslimiinta). 90. Kuwuas (Nabiyada) waa kuwu Eebe hanuuniyey ee Hanuunkooda ku dayo. waxaadsse Dhahdaa ldin warsanmaayo ujuuro, eewaauun waanada caalamka

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute