Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
007

Al-A'raf 7:181 وممن خلقنا امة يهدون بالحق وبه يعدلون ١٨١

7:181
وَمِمَّنۡ
خَلَقۡنَآ
أُمَّةٞ
يَهۡدُونَ
بِٱلۡحَقِّ
وَبِهِۦ
يَعۡدِلُونَ
١٨١
Waxaa ka mid ah waxaan abuurnay ummad wax ku hanuunisa xaqa (ummadda Nabi Muxammad), kuna ooga caddaaladda
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

وَمِمَّنْ خَلَقْنَآ

(And of those whom We have created), in reference to some nations,

أُمَّةٍ

(a community), that stands in truth, in words and action,

يَهْدُونَ بِالْحَقِّ

(who guides (others) with the truth), they proclaim it and call to it,

وَبِهِ يَعْدِلُونَ

(and establishes justice therewith), adhere

…

وَمِمَّنْ خَلَقْنَآ

(And of those whom We have created), in reference to some nations,

أُمَّةٍ

(a community), that stands in truth, in words and action,

ي

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 7, Page 174, Juz 9

179. Waxaan u abuurnay Jahannama in badan oo ka mid ah jinka iyo dadka. Waxay leeyihiin quluub aysan wax ku fahmin, indho aysan wax ku arag, iyo dhego aysan wax ku maqal. Waa sida xoolo oo kale, mayee waa bay ka sii habow daran yihiin; kuwaa waa kuwa ka dhoohan (Xaqa). 180. Alle baa iska leh Magacyada wanaagga iyo quruxda badan. Ee ku barya, oo iskaga taga kuwa leexsha ee ku xadguba xurmadda Magacyadiisa . Waa laga abaal marin doonaa waxay falayeen. 181. Waxaa ka mid ah waxaan abuurnay ummad wax ku hanuunisa xaqa (ummadda Nabi Muxammad), kuna ooga caddaaladda

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute