Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
015

Al-Hijr 15:13 لا يومنون به وقد خلت سنة الاولين ١٣

15:13
لَا
يُؤۡمِنُونَ
بِهِۦ
وَقَدۡ
خَلَتۡ
سُنَّةُ
ٱلۡأَوَّلِينَ
١٣
Ma rumeeyaan waxa ku soo arooray (Qur’aanka), dhab ahaanna waxaa hore maray tusaalihii kuwii hore ee tegay 1.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Idolators of Every Nation made a Mockery of their Messengers

Consoling His Messenger for the rejection of the disbelieving Quraysh, Allah says that He has sent Messengers before him to the nations of the past, and no Messenger came to a nation but they rejected him and mocked him. Then He tells h

…

The Idolators of Every Nation made a Mockery of their Messengers

Consoling His Messenger for the rejection of the disbelieving Quraysh, Allah says that

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 15, Page 262, Juz 14

2. Wax badan bay kuwa gaalooba jecleysan doonaan (Aakhirada) inay ahaayeen Muslimiin . 3. Iska daa wax ha iska cunaane hana iska raaxaystaan iyo (in) rajo maawiliso, wayse ogaan doonaan (waxa ku dhaca). 4. Ma jirto magaalo aan halaagnay oo aan lahayn waqti la yaqaan oo qoran. 5. Kama hor mari karto ummadi muddadeeda, kamana dib marto. 6. Waxay (ku) yidhaahdeen (Nabiga): Kan Waanada (Qur’aanka) lagu soo dejiyeyow ! Adigu waxaad tahay jinnoole. 7. Maxaad noogu keeni weyday malaa’ig haddaad run sheegeyso? 8. Uma soo dirno malaa’igta waxaan xaq aheyn, lamana sugo oo siiyo (gaalada) fursad markaas (ay ku tawbad keenaan) . 9. Xaqiiq, Annagaa soo dejinnay Waanada (Qur’aanka) Annagaana xaqiiq ilaalin . 10. Waxaana dhab ahaan soo dirnay Rusul hortaa ummadahii hore dhexdood. 11. Ma jirin Rasuul u yimaada oo aysan ku jees-jeesin. 12. Sidaasaan u gelinnaa (diiddada Xaqa) quluubta denbiilayaasha. 13. Ma rumeeyaan waxa ku soo arooray (Qur’aanka), dhab ahaanna waxaa hore maray tusaalihii kuwii hore ee tegay . 14. Haddaan uga furno albaab samada oo ay ahaadaan kuwo kor u kora; 15. Waxay (gaaladu) odhan lahaayeen: Waxaa uun la awday Indhahayaga. Mayee, waxaanu nahay qolo la sixray.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute