Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
015

Al-Hijr 15:34 قال فاخرج منها فانك رجيم ٣٤

15:34
قَالَ
فَٱخۡرُجۡ
مِنۡهَا
فَإِنَّكَ
رَجِيمٞ
٣٤
(Alle) wuxuu yidhi: Haddaba Ka bax (Jannada), adigu waa lagu deyrshaye.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Expulsion of Iblis from Jannah, and His Reprieve until the Day of Resurrection

Allah tells us how He issued an unconditional command to Iblis to leave the position he held among the highest of heights. He told him that he was an outcast, i.e., cursed, and that he would be followed by a curse that

…

The Expulsion of Iblis from Jannah, and His Reprieve until the Day of Resurrection

Allah tells us how He issued an unconditional command to Iblis to le

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 15, Page 264, Juz 14

26. Waxaan ka abuurnay aadmiga dhoobo shanqarta, madow doorsoon ah. 27. Jinkana, Waxaan ka abuurnay awal hore dab ololaya . 28. (Xus, Nabiyow) markuu Rabbigaa ku yidhi malaa’igta: Waxaan ka abuurayaa qof (Aadam) dhoobo shanqarta oo madow doorsoon ah. 29. Ee markaan sameeyo isagoo dhan oo aan ku afuufo ruuxda aan ugu tala galay ula dhaca sujuud. 30. Markaasay malaa’igtii sujuudeen kulligoodba iyagoo dhan. 31. Ibliis maahee (ma yeelin): waa uu diiday inuu ka mid ahaado kuwa sujuuday . 32. (Alle) wuxuu yidhi: Ibliisoow! Maxaa kuugu wacan inaadan ahaan la jirka kuwaa sujuuday. 33. Wuxuu yidhi: Anigu ma ahi mid u sujuudaya qof aad ka abuurtay dhoobo shanqarta oo madow doorsoon ah. 34. (Alle) wuxuu yidhi: Haddaba Ka bax (Jannada), adigu waa lagu deyrshaye. 35. Waxaana xaqiiq dushaada ah Nacalad ilaa Maalinta is Abaal marinta 'Qiyaamada'. 36. Wuxuu yidhi: Rabbiyow! I sii waqti ilaa Maalinta la soo bixinayo (Qiyaamada). 37. (Alle) wuxuu yidhi: Waxaad ka mid tahay kuwa la siiyey fursadda (ee la sugi). 38. Ilaa Maalinta (Qiyaamada) ee waqtiga la yaqaan leh (Alle keliya uu Og yahay). 39. (Shaydaan) wuxuu yidhi: Rabbiyow! Sidaad ii lumisayba, Waxaan u qurxin denbiyada dhulka korkiisa, waana dhumin iyagoo dhan. 40. Addoomahaaga ku jira ee daacadda ah mooyee kuu keli iyo gaar yeela cibaadada. 41. (Alle) wuxuu yidhi: Kani waa Jid Toosan oo Xaggeyga ah. 42. Addoomahayga kuma lihid awood dushooda, kuwa ku raaca ee iyagu lunsan mooyee. 43. Oo hubaal waa Jahannama dhabtii madashooda iyagoo dhan. 44. Waxay leedahay toddoba Albaabood, albaab walbaa waxaa ahaan qayb gaar ah oo ka mid ah (ehlu Naarka).

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute