Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
074

Al-Muddaththir 74:17 سارهقه صعودا ١٧

74:17
سَأُرۡهِقُهُۥ
صَعُودًا
١٧
Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

A Threat for Whoever claims that the Qur'an is Magic

Allah threatens this wicked person whom He has favored with the blessings of this world, yet he is ungrateful for the blessings of Allah and he meets them with disbelief (in Allah) and rejection of His Ayat. He invents lies against Allah's Ayat and

…

A Threat for Whoever claims that the Qur'an is Magic

Allah threatens this wicked person whom He has favored with the blessings of this world, yet he is

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 74, Page 575, Juz 29

8. Marka Suurka (yiaame) la Afuufo. 9. Maalintaasu waa maalin ku Daran. 10. Gaalada oon u Fududayn. 11. Isukaanna daa Aniga iyo kaan Abuuray isaga oo kaligiisa. 12. Una yeelay Xoolo Badan. 13. Iyo Wilaal Jooga oo «Darban». 14. Aan una waasiciyay Risqiga. 15. Oo haddana sii damci inaan u Badiyo. 16. Saas ma aha, ee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga. 17. Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran. 18. Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay. 19. Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay. 20. Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay. 21. Kadib wuxuu eegay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo). 22. Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay. 23. Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay. 24. Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn. 25. quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn. 26. waxaannu galin kaas (Naarta) saqara. 27. Ma taqaannaa Naarta Saqara. 28. Hilib iyo laf midna ma Reebto. 29. waxayna Doorisaa jidhka (oy Gubtaa). 30. waxaana kor jooga (ka shaqeeya) sagaal iyo toban malag (ama saf). 31. Ugama Aannaan yeelin naarta kuwa ka shaqeeya malaa'ig, tirana uma aannaan yeelin inay Gaaladu ku fidnoobaan Mooyeen, iyo inay yaqiin sadaan kuwa Kitaabka la siiyay, iyo inay kordhistaan kuwii xaqa Rumeeyay Iimaan, ayna shakiyiinna kuwii Kitaab- ka la siiyay iyo Mu'miniintu, iyo inay Dhahaan kuwa Qalbiga ka buka iyo Gaaladu Eebe muxuu uga Jeedaa Tusaalahan, saasaa Eebe u dhumiyaa Ruuxuu Doono, una Hanuuniyaa Ruuxuu Doono, wax og junuuda Eebe oon isaga Ahaynna ma jiro, waxaan la soo Sheegayna ma aha waano Dadka Mooyee.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute