Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
074

Al-Muddaththir 74:23 ثم ادبر واستكبر ٢٣

74:23
ثُمَّ
أَدۡبَرَ
وَٱسۡتَكۡبَرَ
٢٣
Haddana dhabarka jeediyey oo is kibriyay;
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

A Threat for Whoever claims that the Qur'an is Magic

Allah threatens this wicked person whom He has favored with the blessings of this world, yet he is ungrateful for the blessings of Allah and he meets them with disbelief (in Allah) and rejection of His Ayat. He invents lies against Allah's Ayat and

…

A Threat for Whoever claims that the Qur'an is Magic

Allah threatens this wicked person whom He has favored with the blessings of this world, yet he is

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 74, Page 576, Juz 29

8. Marka Buunka (Qiyaame) la afuufo; 9. Maalintaasi waa maalin aad u Daran. 10. Gaalada aan u fududeyn. 11. Isu kaanna daa aniga iyo kaan abuuray isagoo keli ah (qaawan). 12. Oo aan siiyey hanti ballaadhan. 13. Iyo wiilal ag jooga oo garabkiis ah. 14. (Oo aan u waasiciyey risiqa), una goglay wax walba hortiisa goglid. 15. Haddana damci inaan u ziyaadiyo; 16. Mayee, kaasi wuxuu diiday Aayadahayaga. 17. Waxaan ku kallifi inuu kor u fuulo cadaab silic iyo saxariir badan. 18. (Gaalkaasu) wuu fekaray, wax buuna goostay; 19. Nacaladi ha ku dhacdee! Siduu wax u qorsheeyey. 20. Misna, nacladi ha ku dhacdee, siduu wax u qorsheeyey. 21. Kaddib wuu eegay; 22. Markaasuu wejiga kaduuday oo soo uruuriyey. 23. Haddana dhabarka jeediyey oo is kibriyay; 24. Wuxuu yidhi: Kani (Qur'aanka) wax kale maahee waa sixir laga soo minguuriyey kuwo kale. 25. Kanu (Qur'aanku) ma aha waxaan aheyn hadal Aadmi. 26. Waxaan galin kaasi Saqaro (Naar). 27. Maxaad ka og tahay waxay Saqaro tahay? 28. Ma reebto (hilib iyo laf midna) waxnana kama tagto. 29. Waxay doorisaa jirka oo gubtaa. 30. Waxaa kor jooga sagaal iyo toban (malag oo adadag). 31. Kama aanu yeelin waardiyada Naarta waxaan ahayn malaa'ig, umana aanu yeelin tiradooda waxaan ahayn imtixaan ahaan gaalada - si ay ehlu Kitaabku u yaqiinsadaan (Xaq ahaanta Islaamka), mu’miniintuna u kororsadaan Iimaan - oo aanay kuwaa ehlu Kitaabka ah iyo mu’miniinta u shakiyin, iyo in kuwaa uu quluubtoodu ku jiro cudur iyo gaalada (mushrikiinta ah) u yidhaahdaan: Muxuu Alle ugala jeedaa tusaalahan? Sidaasuu Alle u lumiyaa qofkuu doono, oo u hanuuniyaa qofkuu doono. Ma jiro wax og ciidammada Rabbigaa Isaga maahee. Waxan la soo sheegayna ma aha waxaan aheyn waano ku socota dadka.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute