Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
074

Al-Muddaththir 74:37 لمن شاء منكم ان يتقدم او يتاخر ٣٧

74:37
لِمَن
شَآءَ
مِنكُمۡ
أَن
يَتَقَدَّمَ
أَوۡ
يَتَأَخَّرَ
٣٧
Ruuxii Doona inuu Hormaro, iyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco, (waa Loodigay).
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Number of Guardians of Hell and what the Disbelievers said about that

Allah says,

وَمَا جَعَلْنَآ أَصْحَـبَ النَّارِ

(And We have set none as (Ashab) guardians of the Fire) meaning, its guardians.

إِلاَّ مَلَـئِكَةً

(but angels.) Guardian angels, stern and severe. This is a refutation of the idolator

…

The Number of Guardians of Hell and what the Disbelievers said about that

Allah says,

وَمَا جَعَلْنَآ أَصْحَـبَ النَّارِ

(And We have set none as (Ashab)

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 74, Page 576, Juz 29

32. Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye. 33. Iyo Habeenku Markuu Jeedsado. 34. Iyo Subaxu markuu iftiimo. 35. Ee Naarta Saqara waa waxyaalaha waawayn Midkood (Balaayooyinka). 36. Waana Digniinta Dadka. 37. Ruuxii Doona inuu Hormaro, iyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco, (waa Loodigay). 38. Naf walba waxay u xidhantahay waxay Camal fashay. 39. Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka). 40. Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin. 41. Dambiilayaasha. 42. Iyagoo ku dhihi Maxaa idin Galiyay Naarta saqara. 43. Waxayna ugu Jawabi ka mid ma'aannaan ahayn kuwa Tukada. 44. Mana aannaan ahayn kuwa Quudiya Miskiinka. 45. Waxaana ahayn kuwa la dhumbada ( Muquurta ) kuwa xumaanta Dhumbaday (muquurtay). 46. Waxaana ahayn kuwa beeniya Maalinta Abaalmarinta (Qiyaamada). 47. Ilaa ay Dhabtu Nooga Timaado (Geeridu). 48. Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute