Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
083

Al-Mutaffifin 83:9 كتاب مرقوم ٩

83:9
كِتَٰبٞ
مَّرۡقُومٞ
٩
Waa (aayahooda) kitaab (ku) calaameysan.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Record of the Wicked and some of what happens to Them

Allah says truly,

إِنَّ كِتَـبَ الْفُجَّارِ لَفِى سِجِّينٍ

(Nay! Truly, the Record of the wicked is in Sijjin.) meaning, that their final destination and their abode will be in Sijjin, which is derived from the word prison (Sijn), and here it me

…

The Record of the Wicked and some of what happens to Them

Allah says truly,

إِنَّ كِتَـبَ الْفُجَّارِ لَفِى سِجِّينٍ

(Nay! Truly, the Record of the wicke

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 83, Page 588, Juz 30

1. Hoog waxaa leh kuwa dadka (xaqooda) duudsiya oo dhima 'nuqsaamiya'. 2. Waa kuwa markay wax beegan u oofsada si dhan oo kaamil ah. 3. Markase ay u beegi dadka kale ama miisaami ka dhima oo nuqsaamiya. 4. Miyeyna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin doono (si loo xisaabiyo). 5. Maalin weyn (Qiyaamada). 6. Maalinta dadku istaagi Rabbiga uumanka horti? 7. Mayee, hubaal diiwaanka (camalka) dadka xun wuxuu yaal Sijjiin. 8. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu Sijiin yahay ? 9. Waa (aayahooda) kitaab (ku) calaameysan. 10. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). 11. Kuwa beeniya Maalinta is abaal marinta (Qiyaamada). 12. Cidina ma beeniso aan aheyn xadgudbe kastoo denbiile ah. 13. Marka Aayadahayaga loo akhriyo, yidhaahda: Waa sheekooyinkii dadkii hore. 14. Mayee’ bal waxay fali jireen (oo macaasi ah) baa waxay ku noqdeen sida mirir madow quluubtooda dushood. 15. Mayee, hubaal waxaa maalintaa laga xijaabi Rabbigood. 16. Markaasay waxay hubaal gali oo ku guban Naar olol badan. 17. Waxaa markaa lagu odhan: Waxakanu waa waxaad beenin jirteen.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute