Read and listen to Surah An-Nahl with translation, tafsir, audio recitation, word-by-word meaning, and transliteration. Translation by Abdullah Hassan Yacoub.
Amarka Alle (Saacadda Qiyaame ama halaagidda gaalada) waa wax iman (oo dhow) ee waxba ha doonina in la soo dedejiyo. Xurmo oo dhan Isagaa (Alle) iska leh oo ka hufan (xumaan iyo iin), waana ka Sarreeyaa 1 waxay la wadaajiyaan (cibaadada).