Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
013

Ar-Ra'd 13:10 سواء منكم من اسر القول ومن جهر به ومن هو مستخف بالليل وسارب بالنهار ١٠

13:10
سَوَآءٞ
مِّنكُم
مَّنۡ
أَسَرَّ
ٱلۡقَوۡلَ
وَمَن
جَهَرَ
بِهِۦ
وَمَنۡ
هُوَ
مُسۡتَخۡفِۭ
بِٱلَّيۡلِ
وَسَارِبُۢ
بِٱلنَّهَارِ
١٠
Waa isugu mid (Alle) kiinna idinka mid ah ee hadalkiisa qarsada iyo kan kor ugu dhawaaqa, iyo kan isku qariya habeenka iyo (kan) socda dharaar cad.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Allah's Knowledge encompasses all Things Apparent and Hidden

Allah declares that His knowledge is encompassing all of His creation, those who declare their speech or hide it, He hears it and nothing of it ever escapes His observation. Allah said in other Ayat,

وَإِن تَجْهَرْ بِالْقَوْلِ فَإِنَّهُ يَعْ

…

Allah's Knowledge encompasses all Things Apparent and Hidden

Allah declares that His knowledge is encompassing all of His creation, those who declare t

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 13, Page 250, Juz 13

8. Alle wuu Og yahay waxay dheddig walbaa uurka ku siddo , iyo waxa ilmo galeennadu nusqaamiyaan iyo waxay kororsadaanba . Wax walbaana Alle Agtiisa qaddar (waqti) go’an yuu leeyahay. 9. Waa Ogsoonaha waxa aan muuqan iyo waxa muuqda, waa Weynaha, aad u Sarreeya. 10. Waa isugu mid (Alle) kiinna idinka mid ah ee hadalkiisa qarsada iyo kan kor ugu dhawaaqa, iyo kan isku qariya habeenka iyo (kan) socda dharaar cad. 11. Wuxuu leeyahay (qof kasta) kuwo is beddela 'malaa’ig' , oo hortiisa iyo gadaashiisa ah, kuwaasoo ku ilaaaliya Amarka Alle . Alle ma beddelo xaaladda qolo, jeeray iyagu naf ahaantoodu beddelaan xaaladdooda. Markuu Alle la doonona qolo xumaan, cidna ma baajin karto, mana leh Isaga sokadiis wax u soo gargaari kara. 12. Alle Waa Kan idin tusa hillaaca cabsi iyo rajo gelin darteed, iyo (Kan) unka daruuro hogol ah oo biyo la culus. 13. Wuxuu ku tasbiixsadaa onkodku Xamdiga Alle, malaa’igtuna ka Heybeysigi darteed, Wuxuu soo diraa danabyada oo ku ridaa cidduu doono , iyaguna waxay ka doodaan arrinka Alle Isagoo Awood Badan oo Ciqaabkiisu Daran Yahay. 14. (Alle keliyaa) mudan Baryada (cibaadada) Xaqa ah. Kuwaana ay baryaan (caabudaan) sokadiisa waxba uma ajiibi karaan, waxayna ka dhigan yihiin mid hore u soo fidsha gacmahiisa xagga biyo ku jira (ceel salki) si ay u soo gaadhaan afkiisa, mana gaadhayaan, baryada (cibaadada) gaaladuna ma aha waxaan aheyn baadil . 15. Waxaa Alle u sujuuda (oo u hoggaan- san) wax kasta oo jira samooyinka iyo arlada iyagoo oggol ama qasban, iyo hoosaskooda aroor kasta iyo galbihiiba.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute