Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
055

Ar-Rahman 55:30 فباي الاء ربكما تكذبان ٣٠

55:30
فَبِأَيِّ
ءَالَآءِ
رَبِّكُمَا
تُكَذِّبَانِ
٣٠
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Allah is the Ever Living, Free of all Need

Allah states that all the residents of earth will perish and die. The residents of the heavens will die, except whomever Allah wills. Only Allah's Honorable Face will remain, because our Lord, the Exalted, the Blessed, is the Ever Living Who never dies. Qata

…

Allah is the Ever Living, Free of all Need

Allah states that all the residents of earth will perish and die. The residents of the heavens will die, exc

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 55, Page 532, Juz 27

26. Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi. 27. Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh. 28. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 29. Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin. 30. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 31. Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow. 32. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 33. Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada jihooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan. 34. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 35. Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ah, iyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan. 36. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 37. Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin). 38. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 39. Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro. 40. Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. 41. Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri). 42. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan, 43. Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi). 44. Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda. 45. Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute