Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
055

Ar-Rahman 55:45 فباي الاء ربكما تكذبان ٤٥

55:45
فَبِأَيِّ
ءَالَآءِ
رَبِّكُمَا
تُكَذِّبَانِ
٤٥
Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Horrors of the Day of Resurrection

Allah said,

فَإِذَا انشَقَّتِ السَّمَآءُ

(Then when the heaven is rent asunder,) on the Day of Resurrection; this meaning is clear in this and similar Ayat, such as,

وَانشَقَّتِ السَّمَآءُ فَهِىَ يَوْمَئِذٍ وَاهِيَةٌ

(And the heaven will be rent asunder, for that D

…

The Horrors of the Day of Resurrection

Allah said,

فَإِذَا انشَقَّتِ السَّمَآءُ

(Then when the heaven is rent asunder,) on the Day of Resurrection; this

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 55, Page 533, Juz 27

26. Dhammaan waxa dhulka korkiisa ah way dhiman. 27. Waxaase waari abadki Wejiga Rabbigaa Haybadda iyo Sharafta Badan. 28. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 29. Waxaa wax weydiista (Alle) waxa ku sugan samooyinka iyo arlada. Goor kasta wuxuu agaasimaa arrin. 30. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 31. Waanu idinla xisaabtami labadiinna ciidammow culculus . 32. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 33. Kulanka jinka iyo insigoow! Haddaad kartaan inaad ka soo gudubtaan nawaaxiga cirarka iyo dhulka, ka soo gudba. Ma ka soo gudbi kartaan amar la'aan (xag Alle ah). 34. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 35. Wuxuu idinku soo diri olol naar ah iyo maar 'la dhalaaliyey' , ma kareysaan inaad is difaacdaan. 36. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 37. Markay samadu dillaacdo oo ay noqoto gaduud sida idiinta . 38. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?. 39. Maalinkaas waxba lagama weydiiyo denbigooda Insi iyo Jinba (oo waa cad yihiin oo la og yahay, waase lagu qiri). 40. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 41. Denbiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, markaasaa laga soo qaban foodaha iyo cagaha (oo lagu tuuri Naarta). 42. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan? 43. Tanu waa Jahannamadii ay beeniyeen denbiilayaashu. 44. Waxay ku meereysan dhexdooda Naarta iyo biyo kulul ee karaya. 45. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute