Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
037

As-Saffat 37:176 افبعذابنا يستعجلون ١٧٦

37:176
أَفَبِعَذَابِنَا
يَسۡتَعۡجِلُونَ
١٧٦
Ma Cadaabkanaga bay (gaaladu) degdegsanayaan?
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Promise of Victory and the Command to turn away from Idolators

Allah says,

وَلَقَدْ سَبَقَتْ كَلِمَتُنَا لِعِبَادِنَا الْمُرْسَلِينَ

(And, verily, Our Word has gone forth of old for Our servants, the Messengers,) meaning, it has already been stated in the first decree that the Messengers and their

…

The Promise of Victory and the Command to turn away from Idolators

Allah says,

وَلَقَدْ سَبَقَتْ كَلِمَتُنَا لِعِبَادِنَا الْمُرْسَلِينَ

(And, verily, O

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 37, Page 452, Juz 23

167. Waxayna (gaaladu) odhan jireen: 168. Hadduu yahay agtannada xuskii (warkii) kuwii hore 'Kitaab' . 169. Waxaan ahaan laheyn addoomaha Alle ee daacadda ah u keli yeela cibaadada. 170. Wayse ku gaaloobaan 'haatan' , marka way ogaan doonaan. 171. Waxaa dhab ahaan ugu hormaray Kelmaddayada (Yaboohayaga) addoomahayaga Rususha ah. 172. Inay yihiin kuwa xaqiiq loo gargaari. 173. Iyo in ciidammadayadu ay yihiin xaqiiq kuwa adkaan. 174. Ee isaga jeeso ilaa muddo, 175. Aragna (waxa ku dhaca), iyaguna sidoo kale way arki. 176. Ma Cadaabkanaga bay (gaaladu) degdegsanayaan? 177. Markase uu ku soo dego ardaagooda, waxaa xumaan subaxa kuwa loo digay. 178. Ee isaga jeeso iyaga ilaa muddo. 179. Aragna (waxa ku dhaca), iyaguna sidoo kale way arki. 180. Xurmo oo dhan waxaa iska leh oo (xumaan ka) hufan Rabbigaa (Allaah), Rabbiga Sharafta leh, ka sarreeya waxay (gaaladu) ku tilmaamaan (sida inuu leeyahay wiil, gabdho, xaas, iwm). 181. Nabadi korkooda ha ahaato Rususha (Alle). 182. Ammaan oo dhan iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute