Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
037

As-Saffat 37:29 قالوا بل لم تكونوا مومنين ٢٩

37:29
قَالُواْ
بَل
لَّمۡ
تَكُونُواْ
مُؤۡمِنِينَ
٢٩
Waxay dhaheen madaxdii ma aha ee idinkaan mu'miniin ahayn.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The arguing of the Idolators on the Day of Resurrection

Allah tells us that the disbeliever will blame one another in the arena of Resurrection, just as they will argue with one another in the levels of Hell:

وَإِذْ يَتَحَآجُّونَ فِى النَّـارِ فَيَقُولُ الضُّعَفَاءُ لِلَّذِينَ اسْتَكْـبَرُواْ إِنَّا ك

…

The arguing of the Idolators on the Day of Resurrection

Allah tells us that the disbeliever will blame one another in the arena of Resurrection, just a

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 37, Page 447, Juz 23

22. Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo waxay caabudijireen. 23. Oo Eebe ka soo hadhay, tusiyana jidka Jaxiimo. 24. Joojiyana waxbaa la waydiine. 25. (Waxaana lagu dhihi) Maxaad leedihiin oydaan isugu gargaaraynin. 26. Saas ma aha ee maanta way isdhiibeen. 27. Wuxuu qaabilay qaarkood qaarko kale iyago wax iswarsan. 28. Waxayna dhaheen kuwii waxraacay (raaciyadii) waxaa ahaydeen kuwo nooga yimaadda xaga midig (wanaaga). 29. Waxay dhaheen madaxdii ma aha ee idinkaan mu'miniin ahayn. 30. Wax xoog ah oon idin ku lahayn ma jirin waxaadse ahaydeen qoom xad gudbey. 31. Markaasuu nagu waajibay (nagu rumoobey) hadalkii Eebe (ciqaab) waxaana dhadhaminaynaa (cadaabka). 32. Markaasaan idin dhuminay annaguna waan dhunsanayn. 33. Iyagu maalintaas cadaabkay wadaagi. 34. Annaguna saasaan kufalla dambiilayaasha. 35. Waxayna ahaayeen marka lagu dhaho Eebe mooyee ilaah kale majiro kuwa iskibriya. 36. Oo dhaha ma waxaan uga tagaynaa ilaahyadannada gabayaa waalan. 37. Saas ma ahaa ee wuxuu la yimid (Nabigu) xaq wuuna rumeeyey Rasuulladii (Eebe soodiray). 38. Idinku (gaaloy) waxaaad dhadhamisaan cadaabka daran (wax xanuujiya). 39. Waxaan camalkiina ahayna laydinkama abaalmariyo.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute