Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
026

Ash-Shu'ara 26:91 وبرزت الجحيم للغاوين ٩١

26:91
وَبُرِّزَتِ
ٱلۡجَحِيمُ
لِلۡغَاوِينَ
٩١
Loo muujinna Naarta kuwa habowsan.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Those Who have Taqwa and the Astray on the Day of Resurrection, and the Arguments and Sorrow of the Erring

وَأُزْلِفَتِ الْجَنَّةُ

(And Paradise will be brought near) means, it will be brought close to its people, adorned and decorated for them to behold it. Its people are the pious who preferred it t

…

Those Who have Taqwa and the Astray on the Day of Resurrection, and the Arguments and Sorrow of the Erring

وَأُزْلِفَتِ الْجَنَّةُ

(And Paradise will be

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 26, Page 371, Juz 19

69. Oo u akhri qisadii Ibraahiim. 70. Markuu ku yidhi aabbihi iyo qolodiisii: “Waa maxay waxaad caabudaysaan? 71. Waxay yidhaahdeen: Waxaan caa- budi asnaam, oo ag yuruursan (fadhin). 72. (Ibraahiim) wuxuu yidhi: Miyey idin maqlayaan markaad baryeysaan?. 73. Waxse ma idin tari karaan ama idin yeeli karaan? 74. Waxay yidhaahdeen: Mayee, waxaan hellay aabbayaashayadii hore oo sidaas falaya. 75. Wuxuu yidhi: Bal ka warrama waxaad caabudeysaan - 76. “Idinka iyo aabbayaashiinnii horeba?- 77. Iyagu waa cadowgay oo col baan nahay, mase aha (sidaa) Rabbiga uumanka . 78. “(Alle), ee i abuuray, ahna Kan i hanuunsha. 79. Ee ah Kan I quudiya oo i waraabsha. 80. Markaan bukoodo, Isagaa (Alle) I bogsiya. 81. Waa Kan i dhinsiin, haddana ii soo nooleyn (mar kale); 82. Waana Kan aan rajeeyo inuu ii dhaafo gefkayga Maalinta Abaal marinta'Qiyaame'. 83. Rabbiyow! I sii cilmi (iyo fahmo), ina haleeshii kuwa wanaagsan. 84. Oo ii yeel xus fiican facyada dambe dhexdood. 85. Iga mid yeel dhaxlayaasha Jannada barwaaqada ah. 86. U denbi dhaaf aabbahay, wuxuu ka mid yahay kuwaa lunsane. 87. Ha i dulleynna Maalinta la soo bixin (dadka - Maalinta Qiyaame). 88. Maalinta aysan wax tareyn maal iyo ilmo midna. 89. Mid maahee ula yimaada Alle qalbi fayow . 90. Waxaa loo soo dhoweynna Jannada kuwa Alle ka cabsada 'ee iska jira xumaha'. 91. Loo muujinna Naarta kuwa habowsan. 92. Waxaa lagu odhan: Meeye waxaad caabudeyseen? 93. Alle sokadi? Miyey idiin gargaari karaan,mase u gargaari karaan nafahooda? 94. Markaasaa waxaa loogu tuuri wejiweji (Naarta) - iyaga iyo kuwa habowsanba. 95. Iyo askartii ibliis oo dhan. 96. Waxay odhan iyagoo ku murmaya dhexdeeda (Naarta), 97. Tallaahi, waxaanu ahayn kuwo ku sugan habow cad. 98. Markaan idin la sinnay Rabbiga uumanka. 99. Cidna nama aysan luminna aan ahayn denbiilayaasha (madax xun, wadaaddo xun, faaliyayaal, saaxiibbo xun, iwm). 100. Haatan ma lihin wax garab na siiya. 101. Iyo saaxiib run ah midna. 102. Haddii na la siin lahaa hal fursad si aan ugu laabanno (dunidii) waxaan ka mid ahaan lahayn mu'miniinta . 103. Hubaal, waxaa arrinkaa ku sugan calaamo, mase aha badankoodu kuwo rumayn. 104. Hubaalna Rabbigaa (Alle) waa Adkaadaha Sare, Naxariista Badan.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute