Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
026

Ash-Shu'ara 26:95 وجنود ابليس اجمعون ٩٥

26:95
وَجُنُودُ
إِبۡلِيسَ
أَجۡمَعُونَ
٩٥
Iyo Junuudda (Askarta) Ibliis Dhamaan.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Those Who have Taqwa and the Astray on the Day of Resurrection, and the Arguments and Sorrow of the Erring

وَأُزْلِفَتِ الْجَنَّةُ

(And Paradise will be brought near) means, it will be brought close to its people, adorned and decorated for them to behold it. Its people are the pious who preferred it t

…

Those Who have Taqwa and the Astray on the Day of Resurrection, and the Arguments and Sorrow of the Erring

وَأُزْلِفَتِ الْجَنَّةُ

(And Paradise will be

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 26, Page 371, Juz 19

69. Ku Akhri Korkooda Warkii Nabi Ibraahim. 70. Markuu ku Yidhi Aabihiis iyo Qoomkiisii maxaad Caabudaysaan. 71. Waxay Dheheen waxaannu Caabudi Sanamyo oonu ahaan kuwo ku Nagaada. 72. Wuxuu Yidhi (Nabi Ibraahim) Maydin Maqlayaan markaad Baryeysaan. 73. Mase idin Anfaci ama idin Dhibi. 74. Waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Sidaas Fali. 75. Wuxuu Yidhi Bal ka Warrama waxaad Caabudaysaan. 76. Idinka iyo Aabayaalkiinii Horeeyey. 77. Iyagu Col Bay ii Yihiin Eebaha Caalamka Mooyee. 78. Ee Eebaha I Abuuray ee ah kan I Hanuunin. 79. Kan I Quudin ee I Waraabin. 80. Markaan Bukoodana Isagaa I Caafiya. 81. Waana kan I dili Ina Noolayn. 82. Ee ah kaan Damci inuu Ii Dhaafo Gafafkayga Maalinta Abaal marinta. 83. Eebow i Sii Xikmo (Nabinimo) Ina Haleeshii kuwa Suuban. 84. Iina Yeel Sheegid Run ah (Fiican) kuwa Dambe. 85. Igana yeel kuwa Dhaxli Janada Naciimo. 86. Una Dambi Dhaaf Aabahay wuxuu ka Mid ahaa kuwa Dhumaye. 87. Hana i Dullayn Maalinta la Soo Bixin (Dadka). 88. Maalintayna wax Anfacayn Xoolo iyo Ilmo midna. 89. Ruux ula Yimaadda Eebe Qalbi Fayow Mooyee (Iimaan). 90. Waana loo Dhawayn Jannada kuwa Dhawrsada (Mu'miniinta Dhabta ah). 91. Waana Loo Muujin Jaxiimo kuwa Baadiyoobay. 92. Waxaana Lagu Dhihi Aaway waxaad Caabudayseen. 93. Oo Eebe ka soo Hadhay Maydiin Gargaarayaan ama Gargaarsanayaan. 94. Waana lagu soo kulmin naarta (Tuuri) Dhexdeeda iyaga iyo kuwa Baadiyoobay. 95. Iyo Junuudda (Askarta) Ibliis Dhamaan. 96. Waxayna odhan iyagoo Dhexdeeda ku doodi. 97. Eebaan ku Dhaaranaye waxaan ku Sugnayn Baadi Cad. 98. Markaan Idilla Sinay Eebaha Caalamka. 99. Wax na Dhumiyey oon Dambiila Yaasha ahayn ma Jiro. 100. Mana Lihin wax Noo Shafeeca. 101. Iyo Saaxiib Dhaw. 102. Ee hadaan Noqonno oon Ahaanno Mu'miniin. 103. Taas waxaa ku Sugan Calaamad Badankoodna ma Rumeeyo (Xaqa). 104. Eebahaana waa Adkaade Naxariista.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute