Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
052

At-Tur 52:31 قل تربصوا فاني معكم من المتربصين ٣١

52:31
قُلۡ
تَرَبَّصُواْ
فَإِنِّي
مَعَكُم
مِّنَ
ٱلۡمُتَرَبِّصِينَ
٣١
Dheh: Suga (geeridayda)! Aniguna waxaan sugi (waxa idinku dhaca).
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Absolving the Prophet of the False Accusations the Idolators made against Him

Allah the Exalted commands His Messenger to convey His Message to His servants and remind them of His revelation that has been sent down to him. Next, Allah refutes the false accusations that the liars and sinners accused t

…

Absolving the Prophet of the False Accusations the Idolators made against Him

Allah the Exalted commands His Messenger to convey His Message to His ser

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 52, Page 524, Juz 27

29. Ee waani (Nabi Muxammadow), Waayo adigu ma tihid waa igu Nicmadda Rabbigaa, faallalow iyo jinnoole midna. 30. Mise waxay leeyihiin waa gabyaa, aan la sugno musiibo waqtiga la iman . 31. Dheh: Suga (geeridayda)! Aniguna waxaan sugi (waxa idinku dhaca). 32. Ma caqliyadooda (xun) baa ku amra sidaa (inay kaa been sheegaan Nabiyow), ma aha ee waa qolo xadgudub badan. 33. Mise waxay leeyihiin: Waa been abuurtay (Qur’aanka)? Mayee! Ma rumeysna (Xaqa). 34. Ee ha keenaan hadal la mid ahi (Qur’aankani) hadday run sheegayaan. 35. Mise waxaa la abuuray abuure la'aan, mise iyagaa abuuray nafahooda?. 36. Mise waxay abuureen samooyinka iyo arlada? Mayee, ma yaqiinsana. 37. Mise waxay hayaan khasnadaha Rabbigaa? Mise waxaa la siiyey awood dhan (mayee waa kuwo tabar daran, liita)? 38. Mise waxay leeyihiin sallaanno ay ku dhegaystaan (Ghaybka iyo warka samada); ee ha keeno dhegaystahoodu xujo cad. 39. Mise wuxuu (Alle) leeyahay gabdho idinkuna leedihiin wiilal? 40. Mise waxaad weydiisataa ujro, sidaa awgeed deyn la culaabeysan yihiin? 41. Mise waxay og yihiin waxa qarsoon aan muuqan oo ay qoraan?. 42. Mise waxay kula maaggan yihin dabin, kuwase gaalooba waa iyaga kuwa ku jaba dabinkooda. 43. Mise waxay leeyihiin ilaah aan ahayn Alle? Alle waa ka hufan yahay waxay la wadaajiyaan (cibaadada). 44. Hadday arkaan gabal cirka ka mid ah oo soo dhacaya waxay odhan: Waa daruuro is dul saaran (cinaad darti). 45. Ee iskaga tag intay la kulmaan Maalinkooda ay la suuxi (qarracan). 46. Maalinka uusan dabinkoodu waxba u tareyn oo aan loo gargaareyn. 47. Waxay xaqiiq kuwa fala dulmiga (shirkiga iyo xumaha kale) la kulmi cadaab taa ka sokow 'adduunka gudahi' badankooduse ma ay oga. 48. Ee ku samir (Nabiyow) xukunka Rabbigaa, waxaad tahay indhahayaga hortood, oo ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa markaad soo kacdo. 49. Habeenka qaarkiisna tuko, iyo markay xiddiguhu dhacaan (oogga hore).

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute