Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
038

Sad 38:53 هاذا ما توعدون ليوم الحساب ٥٣

38:53
هَٰذَا
مَا
تُوعَدُونَ
لِيَوۡمِ
ٱلۡحِسَابِ
٥٣
Kaas waxa leydiin yaboohay Maalinta Xisaabta (qiyaamada).
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Final Return of the Blessed

Allah tells us that His blessed, believing servants will have a good final return in the Hereafter, which means their ultimate destination. Then He explains it further, as He says:

جَنَّـتِ عَدْنٍ

(`Adn Gardens) meaning, eternal gardens (of Paradise),

مُّفَتَّحَةً لَّهُ
…

The Final Return of the Blessed

Allah tells us that His blessed, believing servants will have a good final return in the Hereafter, which means their u

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 38, Page 456, Juz 23

49. Waxaas la soo sheegay waa xusuus, kuwa dhowrsadana waxaa u sugnaaday noqosho fiican. 50. Janada cadnin oo albaabada loo furay ayey mudan. 51. Waxayna ku dangiigsan dhexdeeda (sariiro) waxayna u yeedhaan faakihaad badan iyo Cabbid. 52. Waxaana agtooda ahaan Haween indhahoodu ku koobanyahay Ragooda (dhowrsoon) oo Isla eg. 53. Kaas waxa leydiin yaboohay Maalinta Xisaabta (qiyaamada). 54. Kaasuna waa Rizqigannaga mana dhamaado. 55. Xaalku waa sidaas, Gaalana waxaa u sugnaadey noqosho xun. 56. Jahannamo yeyna gali iyadaana u xun Gogol. 57. Kaas waa Cadaab, ee dhadhamiya, isagoo ah Biyo kulul iyo Dhaacaanka ehelu Naarka. 58. Iyo mid kale oo Cadaab ah oo isagoo kale ah xaga kulaylka iyo dheecaanka ehelu naarka isagoo noocya ah . 59. Malaa'igtuna waxay dhihi kani waa koox idinla gali Cadaabka waxayna ku dhihi ha soo dhawaanina, waxayna galaan Naarta. 60. Waxay ku dhaheen kuwii raacay kuwii madaxda ahaa ha soo dhawaanina (wanaag halla kulmina) idinkaa na soo galiyey Cadaabkan isagaana uxun meel lagu nagaado. 61. Waxayna dheheen kuwii wax raacay Eebow ruuxii nasoo galiyey Cadaabkan u siyaadi laban laab Naarta. 62. Waxayna dhaheen (Madaxdii) Gaalada maxaan la arkiweyney rag aan ku tirinay kuwo xun xun, 63. Ma waxaan ka yeelanay (adduunkuu) Jees jees mise waxaa ka iishey xaggooda Araggii. 64. Kaasina (doodaas) waa xaq sugan oo ah dooda ehelu naarka.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute