Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
036

Ya-Sin 36:43 وان نشا نغرقهم فلا صريخ لهم ولا هم ينقذون ٤٣

36:43
وَإِن
نَّشَأۡ
نُغۡرِقۡهُمۡ
فَلَا
صَرِيخَ
لَهُمۡ
وَلَا
هُمۡ
يُنقَذُونَ
٤٣
Hadaan doonana waan maansheynaa wax u gargaarana mahelaan lamana koriyo.
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Among the Signs of Allah is that He carried Them in the laden Ship

Allah tells us: another sign for them of His might and power is that He has subjugated the sea to carry ships, including -- most significantly -- the ship of Nuh , peace be upon him, in which Allah saved him and the believers, apart f

…

Among the Signs of Allah is that He carried Them in the laden Ship

Allah tells us: another sign for them of His might and power is that He has subjugat

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 36, Page 443, Juz 23

41. Waxaa calaamo ugu filan dadka inaan ku xambaaray aabayaalkood Doontii buuxday. 42. Waxaana uga abuuraynaa iyada oo kale waxay Koraan. 43. Hadaan doonana waan maansheynaa wax u gargaarana mahelaan lamana koriyo. 44. Naxariis Eebe iyo uraaxayn tan iyo wakhti mooyee. 45. Markaa gaalada lagu dhaho ka dhowrsada waxa hortiina ah iyo waxa gadaashiina ah waxaad udhawdihiin in laydiin naxariistee (ma maqlaan). 46. Aayad kasta oo u timaada oo ka mid ah aayaadka Eebahood way ka jeedsadaan. 47. Marka lagu dhaho bixiya waxa Eebe idinku arzuqay wax ka mid ah waxay ku dhahaan kuwa gaaloobay kuwii rumeeyay ma waxaan quudinaynaa cid hadduu doono Eebe uu quudin lahaa, waxaan baadi cad ahayna kuma sugnidin. 48. Waxay odhan gaaladu waa goorma (waqtiguu dhici) yaboohaas (Qiyaamadu) hadaad run sheegaysaan. 49. Ma sugaayaan (gaaladu) hal qaylo mooyee oo qabanaysa iyagoo doodi. 50. Mana karaan dardaaran ehelkoodiina uma soo noqdaan.

- Mahmud Muhammad Abduh

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute