Sign in
Sign in
Sign in
Select Language
036

Ya-Sin 36:48 ويقولون متى هاذا الوعد ان كنتم صادقين ٤٨

36:48
وَيَقُولُونَ
مَتَىٰ
هَٰذَا
ٱلۡوَعۡدُ
إِن
كُنتُمۡ
صَٰدِقِينَ
٤٨
Waxay (gaaladu) odhan: Goormay gooddintani fuli, haddaad run sheegaysaan?
Continue Reading

Read Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Disbelievers thought that the Day of Resurrection would never come to pass

Allah tells us how the disbelievers thought that the Day of Resurrection would never come to pass, as they said:

مَتَى هَـذَا الْوَعْدُ

("When will this promise be fulfilled...")

يَسْتَعْجِلُ بِهَا الَّذِينَ لاَ يُؤْمِنُونَ ب
…

The Disbelievers thought that the Day of Resurrection would never come to pass

Allah tells us how the disbelievers thought that the Day of Resurrection

…
More Tafsirs

Read in Context

Chapter 36, Page 443, Juz 23

41. Waxaa Calaamo ugu filan inaan ku qaadnay ubadkoodii Doonidii buuxday. 42. Waxaana uga abuurnay wax caynkeed ah waxay fuulaan. 43. Haddaan doonnona waanu harqin, markaa ma helaan wax u soo gurmada, lamana badbaadiyo. 44. Naxariis Xaggayaga ah mooyee iyo raaxo ilaa muddo ah. 45. Marka (gaalada) lagu yidhaahdo: Iska jira waxa ah hortiinna iyo waxa ah gadaashiinna si la idiinkugu naxariisto 'ma maqlaan' . 46. Uma timaaddo calaamad ka mid ah calaamooyinka Rabbigood, wayse ka sii jeesadaan. 47. Marka lagu yidhaahdo: Wax ka bixiya waxa uu Alle idinku irsaaqay, kuwa gaalooba waxay ku yidhaahdaan kuwa (xaqa) rumeeyey: Ma waxaan quudinnaa`mid hadduu doono Alle uu quudin lahaa? Idinku kuma sugnidin waxaan ahayn habow cad. 48. Waxay (gaaladu) odhan: Goormay gooddintani fuli, haddaad run sheegaysaan? 49. Ma sugayaan (gaaladu) wax kale aan aheyn hal Qaylo , qabaneysa iyagoo murmi. 50. Markaas ma karaan dardaaran, ehelkoodiina uma soo noqdaan.

- Abdullah Hassan Yacoub

Notes and Reflections

You do not have any notes or reflections on this verse.

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute